Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg Deg Ah: Raysal Wasaaraha Ingiriiska Theresa May Oo Ku Guulaysatay Foodkii Baarlamaanka Ee Codka Kalsoonida

advertise

War Deg Deg Ah: Raysal Wasaaraha Ingiriiska Theresa May Oo Ku Guulaysatay Foodkii Baarlamaanka Ee Codka Kalsoonida

(SLT-London) Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska Theresa May ayaa ka badbaaday codkoo Baarlamaanka ee kalsoonida loogu qaaday.

200-cod ayay heshay oo u codeeyay inay Dalka sii hoggaamiso, halka 117-  cod ka soo horjeesteen waxaanay aqlabiyada ku heshay 83-cod.

Xildhibaano ka soo jeeda Xisbigeeda ayaan u codayn taas oo dareen iyo su’aal Ka keentay kalsoonida ay haysato. Si kastaba ha ahaate Theresa May codkii caawa ka dhacay hooyada Baarlamaanka adduunka ee London way ku badbaaday  . 

Somalilandtoday/London/Office 

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top