Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukun Saddex Sanno Ah Ku Riday Qareen Laa Luush Qaatay.

focus

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukun Saddex Sanno Ah Ku Riday Qareen Laa Luush Qaatay.

(SLT-Hargaysa) Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa muddo saddex sanno oo xadhig ah ku xukuntay Qareen Asad Nuur Cilmi, oo Maxkmaddu sheegtay 900 dollar oo Laaluush uu ka qaatay qof dhibane ah.

F955A1FB-F862-4829-BB54-43C184540389

Asad, ayaa sidoo kale Ruqsadii Qareenimo ay Maxkamaddu kala noqotay muddo 5 sanno ah.

Guddoomiyaha Maxkamadda Maroodi-jeex Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa sheegay in ay la dagaalamayaan musuq-maasuqa Garsoorka dhexdiisa. Shacabka Somaliland ayaa muddo dheer eedaymo musuq maasuq u jeedin jiray Garsoorka walow ay qayb ka yihiin .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top