Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Shiinaha Oo Hanjabaad Culus Hawada U Marisay Dalka Canada

focus

Xukuumadda Shiinaha Oo Hanjabaad Culus Hawada U Marisay Dalka Canada

(SLT-Hargaysa)Shiinaha ayaa waxaa uu digniin u diray Canada taasi oo ku aadan in ay cawaaqib xun kala kulmi doonto haddii aysan sii deeyn gabadha Madaxda ka ah Shirkadda Huawei’s.

Shiina ayaa sidoo kale waxaa uu aad u cambaareeyay tilaabadda Dowladda Canbada ay ku xirtay muwaadinka Shiinaha waxaa uuna ku tilmaamay sharci daro iyo wax aysan Dowladda shiinuhu aqbali karo.

Sida lagu sheegay War laga soo saaray Wasaaradda Arrimahadda Shinaha Dowladda Canada waxay ka kulmi doontaa cawaaqib daran hadii aysan sii deeyn Gabadha Shiinaha u dhatay ee Madaxda ka ah Shirkadda Huawei’s

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top