Connect with us

somalilandtoday.com

Abwaan Caan Ka Ahaa Somaliland Oo Geeriyooday

focus

Abwaan Caan Ka Ahaa Somaliland Oo Geeriyooday

(SLT-Jigjiga)-Illaahay ha u naxariisto Abwaan Cabdixakiin Cabdillaahi Jibriil (Abwaan Qiiq) oo maalmahan-ba xanuun u jiifay ayaa waxa uu goor dhawayd ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdixakiin Cabdillaahi Jibriil (Abwaan Qiiq) waxa ka mid ah abwaaniinta ugu caansan gobolka Awdal, waxaanu door weyn ka qaatay heesaha ay qaadaan kooxda xiddigaha geesku oo uu inta badan sameeyay Abwaanku.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top