Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Gaashanka Ku Dhuftay Magacaabistii Cabdiwali Gaas Iyo Khilaaf Huursanaa Oo Debadda U Soo Baxay .

advertise

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Gaashanka Ku Dhuftay Magacaabistii Cabdiwali Gaas Iyo Khilaaf Huursanaa Oo Debadda U Soo Baxay .

(SLT-Garoowe) Shir ay Yeesheen Qaar ka mid ah Murashaxiinta Puntland iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cameey ayaa waxa Caawa kasoo baxay Qoraal Saameyn ku leh,Madaxweyne Gaas.

Madaxweyne Xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cameey ayaa waxa uu ka hor yimid magacaabistii maanta Madaxweyne Gaas Gudiga Ansixinta Golaha Wakiilada iyo Xalinta Khilaafka.

8 Xubnood ayuu maanta Madaxweyne Gaas Magacaabay oo ka koobnaa gudigaas,balse,waxaa la sheegay in Cameey uu la tashi la sameyn Madaxweynaha sidaa awgeedna uu diiday gudigaas.

Sidaas si la mid ah Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa magacaabay 8 Xubnood kale,iyadoo tani soo banaan bixineyso dagaalka siyaasadeed ee jira.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top