Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Talyaaniga Oo Meelmarisay Sharci Adag Oo Ka Dhan Ah Muhaajiriinta

focus

Dawladda Talyaaniga Oo Meelmarisay Sharci Adag Oo Ka Dhan Ah Muhaajiriinta

(SLT-Rome)-Dowladda Talyaaniga ayaa waxay meelmarisay sharci cusub oo ku saabsan ammaanka iyo muhaajiriinta.

Sharciga oo si weyn loo dhaleeceeyay ayey dowladda uga gol leedahay sidii ay ku soo afjari laheyd sharciga deganaashiyaha labada sanno ah ee ay ku bixin jirtay dhanka bini’aadamnimada,.

Sidoo kale sharcigan waxaa ogolaanayaa inay sharciga caalamiga ah kala laabato dadka loo arko inay khatar ku yihiin bulshada.

Arrintaas ayaa waxaa walaac ka muujisay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, taas oo sheegtay in sharcigan cusub uu saameyn xun ku reebi doono dadka magangalyo doonka ah iyo waliba qaxootiga.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top