Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Xisbiga UCID Oo Arrin Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Dib U Dhaca Doorashooyinka, Kana Digay Cawaaqib Xumo Keeni Karto

focus

DAAWO: Xisbiga UCID Oo Arrin Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Dib U Dhaca Doorashooyinka, Kana Digay Cawaaqib Xumo Keeni Karto

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu si adag uga Hadley dib u dhaca doorashooyinka Somaliland ee ay shalay ku dhawaaqeen kominshanka doorashooyinku.

Xibsiga UCID waxaa uu dib u dhacaas ku tilmaamay arrin aan la aqbali Karin isla markaana waxaa uu mas’uulyadeeda dusha u saaray xukuumadda iyo madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top