Connect with us

somalilandtoday.com

“Xukuumadu Kootada Ganacsiga Ha Joojiso, Sirtu Waxa Ay Martaa Jabuuti, Amnigeenii Ayaa Khatar Ku Jira, Meel Eexasho Jirto…” Faysal C Waraabe

focus

“Xukuumadu Kootada Ganacsiga Ha Joojiso, Sirtu Waxa Ay Martaa Jabuuti, Amnigeenii Ayaa Khatar Ku Jira, Meel Eexasho Jirto…” Faysal C Waraabe

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaarida ah ee UICD Eng Faysal Cali Waraabe ayaa shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ku aammanay horumar ballaadhan oo uu sheegay inay ku tallaabsatey, isla markaana ku baaqay in lagu deydo.

Faysal ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay joojiso kootada ay ganacsigii isgaadhsiinta shirkado gaar ah ugu xidhay isla markaana ay haboon tahay in tartan loo galo, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top