Connect with us

somalilandtoday.com

“Dimuqraadiyaddu Laba Tiir Ayay Ku Taagan Tahay, Halka Loo Bato Oo La Raaco Iyo Dadka Laga Badan Yahay In Xuquuqdooda La Siiyo…” Madaxweyne Biixi

focus

“Dimuqraadiyaddu Laba Tiir Ayay Ku Taagan Tahay, Halka Loo Bato Oo La Raaco Iyo Dadka Laga Badan Yahay In Xuquuqdooda La Siiyo…” Madaxweyne Biixi

(SLT-Ceerigaabo)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalin-jabiyeen dufcaddii 4-aad (Afraad) ee ka qalin-jabisa jaamacadda Sanaag ee magaalada Ceerigaabo, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top