Connect with us

somalilandtoday.com

Maxaa Sabab U Ah In Madaxweynaha Maamulka OROMADA Itoobiya Martiqaad U Fidiyo Madaxweynaha Somaliland??

focus

Maxaa Sabab U Ah In Madaxweynaha Maamulka OROMADA Itoobiya Martiqaad U Fidiyo Madaxweynaha Somaliland??

(SLT-Nazareth)-Madaxweynaha maamulka Oromada dalka Itoobiya Lemma Megersa ayaa waxaa uu shaaciyey inuu martiqaad u fidin doono madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweynaha Oromada ayaa sheegay in sababta uu Itoobiya ugu casuumayo madaxweynaha Somaliland ay tahay isaga oo raba in aan lagula tartamin qaadka ay ganacsatada dalkaasi u iib keento Somaliland isla markaana Miirooga dalka Kenya aanu saameyn ugu yeelan laheyn, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top