Connect with us

somalilandtoday.com

“Madaxweyne, $ 1.8 Milyan Deyn Ah Ayaa Lagu Leeyahay Mashruuca Dhismaha Jidka Ceerigaabo…” Wasiirka Horumarinta Jidadka

focus

“Madaxweyne, $ 1.8 Milyan Deyn Ah Ayaa Lagu Leeyahay Mashruuca Dhismaha Jidka Ceerigaabo…” Wasiirka Horumarinta Jidadka

(SLT-Ceerigaabo)-Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillaahi Obokor ayaa sheegay in Dawladda lagu leeyahay Deyn lacageed oo dhan 1.8 Milyan oo Dollar, taasi oo lagu isticmaalay dhismaha Waddada Ceerigaabo.

Wasiirka ayaa sidaa yeeshay shalay, ka dib markii Madaxweyne Muuse Biixi oo socdaal ku maraya Gobollada Barigu uu kormeer ku tagay qayb ka mid ah Jidka Ceerigaabo oo shaqo ka socoto, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top