Connect with us

somalilandtoday.com

kaftanka maanta ,qiimaynta xukuumadda…W/Q Axmednur Guruje

Articles

kaftanka maanta ,qiimaynta xukuumadda…W/Q Axmednur Guruje

Sanad Ka dib, haddii aynu qiimayno xukuumada ,qiimaynta imtixaankeedu sidan ayuu noqonayaa.
Wasaarada arrimaha debeda D
Wasaarada arrimaha gudaha D
Wasaarada warfafinta D
Wasaarada caafimaadka C
Wasaarada maaliyada ,C
Wasaarada waxbarashada C
Wasaarada biyaha B


Wasaarada beerha B
Wasaaradaha ciyaaraha iyo diinta iyo aw qaafta , qiimayntan laguma Darin .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top