focus Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Fadhiisinka Ciidamadda Qaranka Ee Tukaraq ByWariye Published on November 24, 2018 Share Tweet (SLT-Tuka-raq)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo saaka gaadhay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isagoo intii uu joogay magaalada Laascaanood khudbad u jeediyay qaar kamid ah dadweynaha magaaladaasi. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa usii gudbay dhinaca magaalada Tukaraq iyadoo wararkii u dambeeyay ay sheegayaan in uu goordhaweyd halkaasi gaadhay. Tukaraq ayaa waxaa isku hor fadhiya ciidammada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland. Continue Reading Advertisement You may also like... Related Topics: