Connect with us

somalilandtoday.com

Ogaysiis:-Marxuum Siciid Faarax Cabdi Waraabe oo lagu Aasi doonno Greenwich South east LONDON

Articles

Ogaysiis:-Marxuum Siciid Faarax Cabdi Waraabe oo lagu Aasi doonno Greenwich South east LONDON

Waxaa dhammaan Ehelada, asxaabta iyo dadweynahaba la ogaysiinayaa geerida Siyaasi Siciid Faarax Cabdi Waraabe oo todobaadkan ku geeriyooday magaalada London ee dalka UK in lagu aasi doono berito oo taariikhdu tahay 23-ka November 2018 isla magaaladaasi London xaafada Greenwich South east London.

Liiska dadka tacsida diraaya

1. Amb. Adan Musse Jibril

2. Ahmed Xaashi Oday

3. Leyla Osman x yusuf

4. Gud/xigeenka xuquuqal insaanka marwo Weris Abshir x Diriye

5. Ex wasiir Boos Cumar Aadan Dibi

6. La taliyaha madaxweynaha ee dhalinyarada

Cabdi Najax Siyaad aw Cabdi
7. Ismail odowaa Maxamuud

8. dhamaan mijiliska gargaar.

Abdillahi, Qadaafi, Xaamud, Xasan Xagaa, Anwar, Abdiqani Askar, Abdikariim, Yusuf Garas, Xil Xasan Shahar, Siciid Afqarshe, Ex Agasime guud ee Maaliyada Saleebaan, Agasimaha guud Arimaha bulshada Maxamed ilkacase, waxay dhamaan tacsi u dirayaan Cabdirisaaq Siciid Faarax Cabdi (Waraabe) oo Aabihii ku geeriyooday magaalada London we dalka UK todobaadkan waxay Illaahay Uga baryayaan in uu marxuumka naxariistii janatal Firdawsa ka waraabiyo Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top