Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Muuse Biixi Caadifad Ayaa Qaaday, Ma Joojin Karo Wadahadallada Somaliland Iyo Soomaaliya, Jabhadii SNM Ayaa Odhan Jirtay Siyaad Barre La Hadli Mayno Ee Ma Jabhad Ayaynu Nahay…” Faysal Cali Waraabe

focus

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadlay hadal shalay ka soo yeedhay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ahaa inay Somaliland jiijinayso wada-hadalladii ay kula jirtay Soomaaliya, waxaanu dhaliilo culus u jeediyay xukuumadda tallada haysa, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top