Connect with us

somalilandtoday.com

Warbixin Qiiro Leh Oo BBC Sports Ka Diyaarisay Nolosha, Ciyaaraha Iyo Taariikhda Somaliland

focus

Warbixin Qiiro Leh Oo BBC Sports Ka Diyaarisay Nolosha, Ciyaaraha Iyo Taariikhda Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Warbaahinta BBC Sports ayaa diyaarisay warbixin qiimo badan oo si dhab ah u taabanaysa nolosha shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, taariikhdeeda illaa Midowgii Somaliya, xornimadii ay lasoo noqotay, sida aanay dunida uga helin caawimo caalami ah, caqabadaha hor yaalla iyo heerka ay ka marayso ciyaaraha.

Warbixintu waxay sheegtay in Somaliland oo aan haysanin aqoonsi ay la dhibaatoonayso duruufo nololeed oo sababay in 11-kii carruur ahba uu mid ka mid ah u geeriyoodo duruufta adag ee jirta, isla markaana dadku noolaadaan qiyaastii 50 sannadood, balse ay dhinaca kale jiraan horumar iftiimaya oo ay ka samaysay amniga iyo maal-gashiga caalamiga ah.

Halkan hoose ka akhriso warbixintan

http://cadalool.com/xulka-qaranka-dalka-aan-la-ictiraafin-ee-somaliland-ma-sahlana-dhismihiisu-warbixin-qiiro-leh-oo-bbc-sports-ka-diyaarisay-nolosha-ciyaaraha-iyo-taariikhda-somaliland/

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top