Connect with us

somalilandtoday.com

Agaasimihii Cadaaladda Xukuumadda Muuse Biixi Oo Is-Casilay

focus

Agaasimihii Cadaaladda Xukuumadda Muuse Biixi Oo Is-Casilay

(SLT-Hargaysa) Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuseen Lucky) ayaa goor dhawayd iska casilay Xilkii uu ka hayay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi .

Ilaa hadda ma cada sababta dhabta ah ee Agaasime Xuseen Lucky ku riixday Inuu Iska casilo Xilkaas oo uu sannad ku dhawaad hayay .

Wasaaradda Cadaaladda ayaa hore ula dhitinaysay Khibrad yaraan maamul waxaanu ahaa Agaasime Xuseen Lucky masuulka ugu waayo aragsan shaqada marka leego Wasiirka Wasaaradda oo ah shakhsi aan Xafiis hore ka soo shaqaynin. Wixii war ka soo kordha iscasilada Agaasimaha Cadaaladda kala soco Shabakada wararka ee Somalilamdtoday.com

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top