Connect with us

somalilandtoday.com

Usumre, Usafradoode,Usigte Ayaa Usad Dhicinkara M:Biihi Hiil Qaran:W/Q Hassan Mohamed Mouse

Articles

Usumre, Usafradoode,Usigte Ayaa Usad Dhicinkara M:Biihi Hiil Qaran:W/Q Hassan Mohamed Mouse

Sadaashu sidaan rabi ayay ilaahada usugantahay inuu samirku sadyahay saatirkeenaa inoo sugay, waxaa manta aan maqmaqlayo ee ah soomaliwayn aad ayay ii damaqdaa se waxaan kaga ciilbaxayy qalbigana ku sifeeyaa halyeeyadii soo dhiciyay Somaliland in ay saaka suuldhabaalaynayaan gacanta sarena leeyihiine saadaasha socota hada rabina waxaanka baryayaa inuu rumeeyo guushana lajirsiiyo ragii usamray ee usafradooday, ee usigtay ayaa saaka usad dhicinaya oo uu majaraha u hayo Madaxwayne Muuse Biihi saadaashu waa guul waxaan guranaynaa midhahii aad usamirtay eed usafradootay eed usigatay adaana manta usad dhicinkara, hogaamiye ku sifoobay samir innalaaha maca saabiriin, dhabtii dhabada toosan buu kuriday qaranka, waa

ka ilaaliye dheeliga iyo kuwa ku dheeldheela dhuuni qaate, waa lama huraan qaran, aan laalabadka, labaclabacda uurku taalaynta aqoon, beegshashada guusha qaran geesi gaamuray,(Cabdi Qays)ayaa yidhi ninka ragihi maseergmoo suuradii maguurtoo, carabkiisa sare iyo calooshii isma seegtoo, hadba sidii jeediyo kama weecdo surinkoo, waa xaaqiiq Madaxwayne Muse Biixi wuxuu jar iyo buuro uga soo dhacay hiilkii qarankan so badbaadintii jamhuuriyada Somaliland, ee galbatay lixdankii geesigii soo celiyay, waxaa uu usoo jilib dhigay xalado qadhaadh iyo waliba duruufo adag oo soo maray dalkan, waxaan qabaa manta waaxa yimid ragii hoyga ula noqday darted, dhaxanta,dhirta hoosteed,waxaana dhisi kara dhiirane hore dhidibada ugu tagay,Usamre, Usafradoode, Usigte Ayaa Usad Dhicinkara:Bihi Hiil Qaran
W/Q Hassan Mohamed Muse Gafadhi

qadaw30@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top