Connect with us

somalilandtoday.com

“Dalka Waxa Ka Jira Nidaam Millatari Oo Aanay Ka Muuqan Milgihii, Dhaqankii Iyo Haybadii Dawladnimada Lagu Yaqaanay…” Agaasimihii Iska-Casilay Xukuumadda Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah

focus

“Dalka Waxa Ka Jira Nidaam Millatari Oo Aanay Ka Muuqan Milgihii, Dhaqankii Iyo Haybadii Dawladnimada Lagu Yaqaanay…” Agaasimihii Iska-Casilay Xukuumadda Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah

(SLT-Burco)-Agaasimihii Wasaaradda cadaalada Somaliland Xussen Maxamed Maxamuud oo maanta ku dhawaaqey in uu iska casilay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ayaa caddeeyey sababtii ku kaliftey in uu xilkaas iska casilay

Agaasimaha ayaa sheegay in sababta ku kaliftey in uu is casilo ay tahay nidaamka dawlad nimo ee dalka maanta ka jira oo ah nidaam askari ah oo aan laheyn dhaqankii iyo haybadii dawladnimo lagu yaqaaney , isla markaana tallada dalka ay gacant ku hayaan Koox ku sheegay in ay yahiin Ciil qabayaal, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top