Connect with us

somalilandtoday.com

SOMALILAND: Dugsiyadii Dawladda Oo Xashin Buuxiyay Xili Xukuumadda Muuse Biixi Sheegtay Inay Waxbarashada Wax Ka Qabteen.+SAWIRRO

advertise

SOMALILAND: Dugsiyadii Dawladda Oo Xashin Buuxiyay Xili Xukuumadda Muuse Biixi Sheegtay Inay Waxbarashada Wax Ka Qabteen.+SAWIRRO

(SLT-Hargaysa) Goobaha waxbarasho ee Dawladda ayaa gabi ahaanba qarka u saaran inay meesha ka baxaan, kadib markii Dadwaynihii u qaybsameen qaar ka wareegay oo caruurtoodi gaystay Iskuulada Gaarka loo leeyahay iyo kuwo ay ku dul xidhmeen.

Badi Iskuulada Gobolada Dalka ee Dawliga aha ayaa ku sugan xaalad aan la eegan karin oo aanay hore u gaadhin intii Somaliland soo kaca kufaysay. Arrintan naxdin leh ayaa ku soo beegmaysa xilli Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo sannad u dhammaday ay sheegatay inay macalimiin cusub shaqalaysiyeen bugaagna siiyeen ardayda Iskuulada dhexe, sheegashadaas oo runta ka fog marka Loo eego xaqiiqada ay Sawiradani xanbaarsan yihiin.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top