Connect with us

somalilandtoday.com

Dhisme Cusub Oo Loo Hirgaliyay Hay’adda Barakacayaasha Somaliland Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray +SAWIRRO

focus

Dhisme Cusub Oo Loo Hirgaliyay Hay’adda Barakacayaasha Somaliland Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray +SAWIRRO

(SLT-Hargaysa) Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa  Xadhiga Ka Jaray Dhsime Cusub Oo Lagu Kordhiyay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland.


Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan masuuliyiinta hay’adaasi ayaa xadhiga Ka Jaray dhismahaas.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top