Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidamo Ka Tirsan Jabhadda ONLF Oo Saldhiggoodu Ahaa Dalka Eritrea Oo Gudaha U Soo Galay Itoobiya Iyo Sababta

focus

Ciidamo Ka Tirsan Jabhadda ONLF Oo Saldhiggoodu Ahaa Dalka Eritrea Oo Gudaha U Soo Galay Itoobiya Iyo Sababta

(SLT-Jigjiga)-Ururuka ONLF ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan jabhadda oo saldhiggoodu ahaa dalka Eritrea inay bilaabayaan inay toddobaadkan dib ugu soo laabtaan Itoobiya.

Ciidamadan ayaa soo gaadhi doonaa gobolka ismaamulka Soomaalida gaar ahaan magaalada Jigjiga.

Dhinaca kale ONLF waxay sheegtay in colaaddii dhowaan ka dhacday magaalada Mooyaale ay kala hadleen dawladda federaalka Itoobiya iyo maamulka Oromada, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top