Connect with us

somalilandtoday.com

Magacyada Dumarkii uu Qabay Sayid MC. Xasan iyo Beelahooda. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Articles

Magacyada Dumarkii uu Qabay Sayid MC. Xasan iyo Beelahooda. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Magaca Beesha

1. Xaadsan Dhoorre Xasan……………………………………………………………………… Majeerteen

2. Faadumo Islaan Aadan……………………………………………………………………….. Majeerteen

3. Bullo Cali Shire…………………………………………………………………………………….. Warsangeli

4. Shacni Cali Ibraahin……………………………………………………………………………… Warsangeli

5. Wardiyo Dayid……………………………………………………………………………………. Gareen

6. Maryan Sh. Cusmaan……………………………………………………………………………. Gareen

7. Udgoon Maxamed Diini…………………………………………………………………………. Mareexaan

8. Barni Xerse………………………………………………………………………………………….. Mareexaan

9. Dhiimo Ciise Faarax……………………………………………………………………………….Dhulbahante

10. Baar Xuseen Xandulle………………………………………………………………………….Dhulbahante

11. Barni Maxamed Sugulle……………………………………………………………………………….Dhulbahante

11. Faadumo Ciise Aadan………………………………………………………………………….Dhulbahane

12. Bullo Nuur Xiddig…………………………………………………………………………………Dhulbahante

13. Kaaha Abyan Maxamuud……………………………………………………………………..Dhulbahante

14. Xaadsan Xasan Cali………………………………………………………………………………Dhulbahante

15. Udgoon Jaamac Barre………………………………………………………………………….Dhulbahante

16. Mulaaxo Malow………………………………………………………………………………… Ogaadeen

17. Bood Malow……………………………………………………………………………………. ‘’ ‘’

18. Cadar Ciid Jihaad……………………………………………………………………………… ‘’ ‘’

19. Asli Xaaji Cusmaan………………………………………………………………………….. ‘’ ‘’

20. Jawaahir Sh. Cusmaan……………………………………………………………………… ‘’ ‘’

21. Naado Indhasersar Buraale……………………………………………………………… ‘’ ‘’

style=”font-size:16px;”>22. Maryan Rooble……………………………………………………………………………… ‘’ ‘’
23. Cambaro Qamaan Bulxan……………………………………………………………….. . ‘’ ‘’

24. Haweeya Xasan Ribaax…………………………………………………………………….. ‘’ ‘’

25. Caasha Yusuf Xayle…………………………………………………………………………… ‘’ ‘’

26. Ordo Cumar Ugaas………………………………………………………………………….. ‘’ ‘’

27. Faadumo Ugaas Xaashi……………………………………………………………………… ‘’ ‘’

28. Salaado Cumar Ugaas………………………………………………………………………. ‘’ ‘’

29. Cadar Cabdi Guhaad…………………………………………………………………………. ‘’ ‘’

30. Salaado Rooble Guuleed………………………………………………………………….. ‘’ ‘’

31. Cambaro Magan Khalaf…………………………………………………………………….. ‘’ ‘’

32. Saado nuur Cageeye…………………………………………………………………………. ‘’ ‘’

33. Risaala Adan Baar……………………………………………………………………………. ‘’ ‘’

35. Caasha Gooni Ducaale………………………………………………………………………………..Ogaadeen.

Waa kii Cali Jaamac Haabiil lahaa”

= Toddobuu qabaa naagaha tiraba waxbaa dheer ‘e

= Tacabkii ba ‘ waa sidii fircoon tab iyo xeeshiiye

= Taag niman lahayn iyo agoon buu ka taajiraye

= Kun wada towxiidsanayuu sidii tays u gowracaye

= Ma talyaanigaasa mahdiya tanina waa yaabe.”

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, qoraa ah.

Haragaysa, Soomaalilaan

Calicoomay@hotmail.com

Tix-Raac:

Tiirka Colaadda (2005)………………… Cabdiqadir Aroma (AUN)

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top