Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkadda Telesom Oo Ictiraaf Teknoolajiyadeed U Soo Hoysay Somaliland

focus

Shirkadda Telesom Oo Ictiraaf Teknoolajiyadeed U Soo Hoysay Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Telesom ayaa ku guulaystay agaasimaha ugu saamaynta badan Qaaradda Afrika dhinaca teknoolajiyadda iyo isgaadhsiinta sannadka 2018.

Munaasabad ay ka Qayb Galeen 14000 oo qof oo ka dhacday Magaalada Capetown, ee Dalka Koonfur Afrika ayaa Gudoomiyaha Shirkadda Telesom, Cabdikariim Maxamed Iid, loogu Aqoonsaday inuu Yahay Hoggaamiyaha ugu Wanaagsanaa uguna Saamaynta Badnaa hoggaamiyeyaasha Shirkadaha Tiknoolojiyadda iyo isgaadhsiinta Qaarada Africa, qiimayntii u dambaysay ee la sameeyay sannadkan 2018 “CXO of the year 2018”.

Warkan oo faah-faahsan goor dhaw kala soco Somalilandtoday.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top