Connect with us

somalilandtoday.com

SOMALILAND: Suxufiyiin Miisan Leh Oo Sheegay In Aanay Soolja Matalin, Wadatashina Ugu Baaqay Bahada Saxaafadda

focus

SOMALILAND: Suxufiyiin Miisan Leh Oo Sheegay In Aanay Soolja Matalin, Wadatashina Ugu Baaqay Bahada Saxaafadda

(SLT-Hargaysa) Wariyayaal caan ka ah Somaliland ayaa qoraal ay ku saxeexan yihiin oo ay soo sareen wuxuu u dhignaa sidan.

“Waxa aanu nahay wariyeyaal ka soo horjeeda ururka suxufiyiinta ee SOLJA , oo u arka in aanu na matalin ee uu isagau is matalo, sidaa awgeed waxa aanu shaacinaynaa islamarkaana ugu baaqaynaa wariyeyaasha Somalilnd ee nala aragtida ah in ay nagu soo biiraan si aanu aayahayaga uga wada tashano ,annaga oo kala ah wariyeyaasha magacyadoodu hoosta ku xusanyihiin :

1- Cali Aadan Daahir
2- C/Sataar Cabdilaahi( Sabri )
3- Nuuradiin Colujoog
4- C/Maalik Sh.Muuse Coldoon
5- Mawliid Digeed
6- Nuux kadiye
7- Ibraahin Faarax Macaaneeye
8- C/Risaaq Faarax ( Nakruuma)
9- Cali-Daahir Maxamed Boos
10- Maslax Sidde
11- Cabdirisaaq-Teerra
12- Xabiib Cige
13- Maxamed-Jookar
14- Sakariye-Jaakarta
15-C/Risaaq Qaasin Jaamac
16-Mahad-Soomane
17-C/Fataax Xasan Xuseen ( Xareed)
18-C/Qaadir Cismaan Dubad
19- Maxamed Dirir
20- Mahad Cali Goodir
21- C/fataax Ismaaciil Caarshe
22 -Axamed Muuse Sh.Xasan ( Buudhi)
22- Cali Aadan Dirir
23- Faarax Dubad
24- Jaamac Boodacadde .
25- Axmed Maxamed Nadiif.
26-Cabdillaahi Abu Xaniifa .
27-Maxamed Bashiir Nuur-Giriig
28- Siciid Cagjar.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top