Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Gobalada Sool Iyo Sanaag Meesha Way Ka Sii Baxayaan , Burco-na Way Ku Xigi Doontaa…” Siyaasi Cali Cantar

focus

DAAWO: “Gobalada Sool Iyo Sanaag Meesha Way Ka Sii Baxayaan , Burco-na Way Ku Xigi Doontaa…” Siyaasi Cali Cantar

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cali Cantar oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada Gobalada Bariga Somaliland gaar ahaan gobolka Sool , waxaana uu si gaar ah uga Hadley dhex dhexaadinta beelahii ku dagaalmay konfurta gobalka Sool oo loo raray magaalada Jig jiga .

Siyaasi Cali Cantar waxaa uu sheegay in habaradey gobalada Sool iyo Sanaag isla markaana hadii ay gobaladaasi ay meesha ka baxaan gobalka Togdheer-na uu ku xigi doono, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top