Connect with us

somalilandtoday.com

Waxaan Canbaareynayaa Isku Shaandhayntan Maanta Dr Sacad Ali Shire Maaliyadda U Dhibay

Articles

Waxaan Canbaareynayaa Isku Shaandhayntan Maanta Dr Sacad Ali Shire Maaliyadda U Dhibay

Horta waxaan sii niyo u canbaareynayaa isku shaandhayntan Maanta Dr Sacad Ali Shire Maaliyadda u dhibay Isagoo Dr Sacad Cali Shire ku Guuldarraystay wasaaradda arrimaha dibedda.

Shirkii Gacan Libaax aanu tix gelin.

Cid kasta inuu fogeeyo mooyee soo dhaweyn gar-qaadasho Ma yaqaan ilaah Ma barin.

Bal eega Heshiiskii Khaatuumo aanu dib u eegin.

Hada sanad maalmo la’ laga jooga doorashadii madaxweyne Muuse Bixii Cabdi.

Aqoonsii looma dudeyn deg-deg inuu ku yimaado laakiin Madaxweyne Muuse Bixii kamaynu filayn inay Somaliland furfuranto, dhawaac siyaasadeed dildilaac dalka ku yimaado kala qaybsanan.

Madaxweynahu aanu weli dalka intiisa ugu deegaan

balaadhan Gobolada Bari Sanaag Sool Togdheer aanu booqan.
Shirarka nabadeynta aanu ka qayb gelin furin xidhin. Booqasho dibedeed hadalkeed da,

Isku soo wada duubo Madaxweynaheenu Mudane, Muuse Bixii kalsoonidii shacabka tii Xisbigiisa Kulmiye iyo tii beesha calaamka lumi muddo yar siiba qabashada doorashooyinka.

Weli Xisbiyada Mucaaridku awooda mucaaridnimo Sharcinimo ay u leeyihiin Xukuumada Muuse may tusin tudhallee badan shacabka dartii sumcada Somaliland ee calaamka.

Bananaan bax joogto ah bilaabi karaan shacabku hogaaminayaan Xisbiyada Mucaaridku mamuus ka xayuubin Sharci Haddu Madaxweyne Muuse diido wada tashi doorasho… Iyo Talo qaadasho

Bal aynu eegno tallaabsaday dambee Madaxweyne Muuse u qaaddo

Gud: Ali Abdillaahi Dheeg

Xisbiga Ucid

Wales, UK

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top