Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Magacaabidaydu Waxay Ka Turjumaysaa Kalsoonida Uu igu Qabo…” Wasiir Sacad Cali Shire Oo La Waydiiyay Xilka Loo Magacaabay Iyo In Reernimo Lagu Xushay

focus

DAAWO: “Magacaabidaydu Waxay Ka Turjumaysaa Kalsoonida Uu igu Qabo…” Wasiir Sacad Cali Shire Oo La Waydiiyay Xilka Loo Magacaabay Iyo In Reernimo Lagu Xushay

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka cusub ee wasaaradda Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay xilka uu Madaxweynuhu u magacaabay, waxaanu ka jawaabay su’aal la waydiiyay oo nuxurkeedu ahaa in Madaxweyne Muuse Biixi uu beeshiisa ku koobay xilalkii qaranka ugu muhiimsanaa, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top