Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Ku Eedeeyay In Uu Taageero Jabhadda Korneyl Caarre

focus

DAAWO: Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Ku Eedeeyay In Uu Taageero Jabhadda Korneyl Caarre

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ku eedeeyay in uu taageero jabhadda Korneyl Caarre oo saldhiggeedu yahay magaalada Qardho ee maamulka Puntland.

Afhayeenka madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa sidoo kale waxa uu xukuumadda Madaxweyne Biixi ka difaacay eedaymo uga yimid xisbiga WADDANI Halkan hoose ka DAAWO

 

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top