Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg Deg Ah : Qaraxyo Xoogan Oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho Xarunta Dalkaasi Soomaliya

focus

War Deg Deg Ah : Qaraxyo Xoogan Oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho Xarunta Dalkaasi Soomaliya

(SLT-Muqdisho) labo qarax oo waa weyn ah ayaa goordhow laga maqlay guud ahaan Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Dadka Reer Muqdisho ayaa arkaya Jugta uuro cirka isku shareertay, iyadoona la soo sheegayo in labada qarax ay ka dhaceen Nawaaxiga Isgooska KM 4 ee Magaalada Muqdisho.

Wararka hordhaca ah ee laga helaayo ayaa  Sheegaya in qaraxa koowaad uu ka dhacay Xarunta Dambi barista ee CID-da, halka midka labaadna uu ka dhacay hotel Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa Radio lugo badan u sheegay in qaraxyada ay ka dhaceen CID-da iyo Hotel Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

Gaadiidka Gurmadka ayaa gaaray goobta ay ka dhaceen qaraxyada , iyagoona bilaabay in ay daad gureeyaan dadkii ku waxyeeloobay qaraxyada.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top