Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynihii Hore Ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Markale Maxkamadii U Socotay La Horkeenay.

focus

Madaxweynihii Hore Ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Markale Maxkamadii U Socotay La Horkeenay.

(SLT-Addis-ababa)Madaxweynihii hore ee DDSoomaalida itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta la filayaa in uu ka soo hormuuqdo maxkamad ku taalo dalka Itoobiya. Waa markii shaanad uu madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar la hor keenayo maxkamadaasi.

Waxaana lagu wadaa in maanta go,aan ay ka gaarto Maxkamada kiiska madaxweynihii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, kadib markii lagu eedeeyay in uu dhibaato ka dhan ah aadanaha uu ka geystay gobolka soomaalida inta uu xilka hayay.

Maxkamadeenta Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta ka duwan sidii hore ee loo qaadi jiray, waxaana lagu wadaa in dhageysiga maxkamada madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ay ku lug yeeshaan xubno ka socda wasaarada cadaaladda iyo Xubno kale.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top