Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Dhaliiyay Siday Xukuumaddu Ugu Fashilantay Colaada Degaanka Dhuumay.

focus

DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Dhaliiyay Siday Xukuumaddu Ugu Fashilantay Colaada Degaanka Dhuumay.

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Khadar Xuseen Cabdi ayaa waxaa uu mid mid isku dultaagay dhaliilo ay leedahay xukuumada Muuse Biixi , taas oo uu sheegay in ay ku fashilantay hoggaamintii dalka.

Sidoo kale Xoghayaha WADDANI ayaa sheegay in siyaasadii arrimaha dibada iyo arrimaha gudaha ee xukuumadda Muuse Biixi ay tahay mid fashilantey Somaliland –na qarka u saarantey inay xaafad xaafad u kala googo’do, Halkan hoose ka DAAWO.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top