Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga Dimuquraadiga Dalka Maraykanka Oo Naawilaaya Inuu Ku Guulaysto Aqlabiyada Aqalka Wakiilada

focus

Xisbiga Dimuquraadiga Dalka Maraykanka Oo Naawilaaya Inuu Ku Guulaysto Aqlabiyada Aqalka Wakiilada

(SLT-Washington)Xisbiga mucaaradka ee dimuqraadiga ah ayaa rajaynaya inuu dib ula wereego maamulka aqalka wakiilada, halka xisbiga Republican-kana uu doonayo in ay sii xajistaan maamulidda aqalka Senate-ka.

Waxaa la qabtay olole ay Obama iyo Tramp ku kala jiidanayaan Codbixiyeyaasha waxaana laga cabsi qabaa in Doorashadda ay saameeyn ku yeelato Nacayb ka dhan ah muhaajiriinta oo madaxweyne Trump uu ololihiisa ku sheegay

Taageerayaasha madaxweyne Donald Trump iyo kuwa Barack Obama ayaa maalintii Axadda ah isu soo bax ballaaran sameeyay.

“Talaadada ayaad codbixinta u dareereeysaan oo aad codkiina dhiibanaysaan,” ayuu Mr Trump u sheegay taageerayashiia.

Maalmihii ugu dambeeyay Mr Trump ayaa aad uga hadlayay arrimaha socdaalka dalkaasi.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top