Connect with us

somalilandtoday.com

Guddomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Kulan Laqaatay Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Dalalka Yurub Iyo Ingiriiska+SAWIRRO

focus

Guddomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Kulan Laqaatay Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Dalalka Yurub Iyo Ingiriiska+SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Gudomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md Dr. Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi (Cirro) oo wali ku dhexe jira safarkii samawade WADDANI-UK ayaa maanta wuxuu kulan laqaatay xildhibaano ka tirsan barlamaanka dalalka eurpe iyo uk kulanka ayaa lagaga wada hadlay waxyaabo badan oo khuseeya arimaha jamhuuriyada somaliland gudomiye cirro xaga xisbiga waddani waxaa ku wahelinaayey gudomiyaha xisbiga waddani uk mudane maxamed cali kulankaas maanta magaalada london ku dhex maray dr cirro iyo xidhibaanada isugu jiray barlamaanada europe iyo dalka uk ayaa si fiican laysula fahmay arimihii lagaga wada hadlay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top