Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inuu Mar Kale Isku Soo Sharaxi Doono Kursiga Uu Fadhiyo

focus

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inuu Mar Kale Isku Soo Sharaxi Doono Kursiga Uu Fadhiyo

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in uu mar labaad kursigan uu iminka ku fadhiyo uu isku soo sharxi doono kadib codsi kaga yimid beesha uu ka soo jeeda iyo guud ahaan dadka ku nool xaafadaha koonfurta Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top