Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxwayne Talo Qaran. W/Q Mr Rajab Ismail Salah

Articles

Madaxwayne Talo Qaran. W/Q Mr Rajab Ismail Salah

Dalku Marxalada Umarayo Laguma Daawan Karo Madaxwayne.

Dalku Wuxu Ubaahnyahay Horumar Waa In Madaxwayne Biixi Uu Qadaa Talaabo Kaste Oo Dalka Horumarinasa Hadii Kale Waa in Aan isla Bakhtiyaynaa

waxaa Ina Haysta Dhibatooyn Farabadan

-Dhibatadii Abaarta Oo Ina Haysata Wali

-Xoolihii Oo Gabi ahaanba Inaga Dhamada.

-Hayadihii Oo Uwareegay Dhincaas iyo Somalia .

-Somalia Oo Dawladhii Dunida Iyo ——-Hayadihiiba Tiri Anaga Nasoo Mara.

-Xidhiidhkii Arimaha Dibadda oo Wiiqmay

-Sixir bararkii Oo Wali Ina haysta

-Gaabis ka Muuqda Bulshada iyo Dawladaba.

-Jabahadii Caare oo Halkeedi ah

-Garxajis

oo Waxtirsanaya.
Waxaa Laga Bixi Karaa oo Qudha Dhibatoyinkaas.

-Madaxwaynaha Oo Wax ka qabta Arimahaas.Dag dag Gobolada Bari Ugu Baxdaa.

-Furataa Gogol Wada Tashi ah

-Tashiga Bulshada Oo badsado.

-Ismail Hure iyo Mujahid Ina Mire Ood Golahaaga Wassirada Ku Soo Darto.

Sidee Dalkan Dhaqaale Loogu Raadshaa loona Joojiyaa Sixir Bararka

-Waa in Khbaro Dawladu Doontaa Ka Tala bixya Sida Sixir bararka loola Tacaalo Kuwaaso Ka soo Shaqeeyey Wado Sixir Bararku Saameyey.

-Wadamada Jaarka ah iyo Dunidaba Baaq Caawimo Udirsanaaa

-Waa in Deeqa Somalia Qaybteena Aan Soo Dhicsanaa

-Waa in Gudi Maqaam sare ah Loo Kala Dira Dunida .

Waa in Dawlada Amaradeedu Shaqaysaa.

By Aqoonyahan Rajab Ismail Salah.

Hargeisa Somaliland

00252-63 4416899

Rajab03@Hotmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top