Connect with us

somalilandtoday.com

Kaftanka Maanta , Qaybinta Biladaha

Articles

Kaftanka Maanta , Qaybinta Biladaha

Sanadkan sii galbanayaa inta aanu gebagaboobin waxaynu bixinaynaa tobon biladood sidii inoo caadada ahaan jirray .

Biladda koowaad oo ah bilada isbadalka , waxaynu siinaynaa xisboga ucid oo sameeyay isbadal wayn oo ah mucaarid sakhiran ilaa mucaairid mayal adag .

Bilada dib u dhaca iyo gaabiska waxaynu siinaynaa xisboga kulmiye oo Ka hoos maray filashadii xitaa mucaaridku Ka filayeeen iskadaa muxaafidkee .

Biladda dulqaadkana xisbiga wadani ee samirka badan .

Biladda wasiirka sanadka waxaynu siinaynaa wasiirka beeraha ee dhulka wada beeray .

Biladda maayarada waxaynu siinaynaa maayarka berbera ee la isku raacay .

style=”text-align: justify;”> Biladda dhalinyarada waxaynu siinaynaa eng siyaasiga ah ee dada yar eng cabdixakiin .
Bilada diidmada waxaynu siinaynaa maxamuud xaashiga dadku wada giriifey .

Bilada saamayntana waxaynu siinaynaa buuga xirsi ee sheekadiisu dhamaanwayday .

Bilada dadaalakana waxaynu siinaynaa shirkada telesom ee dadaalka badan .

Bilada jacahlkana qoyska reer mursal ee hal hayska noqday .

La soco tobanka biladood ee Ku xiga .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top