Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Shiinaha Oo Hoos U Dhigaysa Cashuurta Alaabooyinka Loo Soo Dhoofiyo

focus

Dawladda Shiinaha Oo Hoos U Dhigaysa Cashuurta Alaabooyinka Loo Soo Dhoofiyo

(SLT-Chaina) Dawladda Shiinaha ayaa ballan qaaday in ay hoos u sii dhigi doonto canshuuraha ay saarto alaabooyinka loo soo dhoofiyo Dalkeeda, iyada oo isku dayaysa in ay wax ka qabato dhaleecaymaha loo soo jeediyay ee ku saabsan “isu dheelitir la’aanta” ganacsiga.

Arrintan ayaa loo arkaa in uu ula gol leeyahay Maraykanka kaas oo Shiinaha kula jira dagaal ganacsi oo kharaar.

Maraykanka iyo Shiinaha ayaa sannadkan isku soo rogay canshuuro badan.

Midkoodnana ma muujinayo calaamado tilmaamaya in uu wax ka badalayo arrintaas, Maraykanka ayaase ku sii goodinaya in uu sare u sii qaadi doono canshuuraha.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top