Connect with us

somalilandtoday.com

Deegaanka Dararweyne Ee Degamada Ceel-Afweyn Oo Xalay Qof Lagu Dilay

focus

Deegaanka Dararweyne Ee Degamada Ceel-Afweyn Oo Xalay Qof Lagu Dilay

(SLT-Hargeysa)-Deeganka Dararweyne oo dhinaca bari kaga began magaalada Ceel Afweyn ayaa xalay fiidkii waxaa lagu dilay nin ka soo jeeda mid ka mid ah beelihii dhawaan halkaas ku degaalamay ee lagu heshiiyey.

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Marxuum Saleebaan Xuseen Maxamed kana mid ah dadka ku noola deeganka Darar weyne

Deeganka Darar weyn ee xalay qofka lagu dilay ayaa waxaa ku suugan ciidamada qaranka Somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyey halkaas deganaa.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top