Connect with us

somalilandtoday.com

Talyaaniga Oo Soo Saaray Sharci Cusub Oo Xaddidaya Muhaajiriinta

focus

Talyaaniga Oo Soo Saaray Sharci Cusub Oo Xaddidaya Muhaajiriinta

(SLT-Rome)-Reysal wasaare ku xigeenka dalka Talyaaniga ahna wasiirka arrimaha gudaha dalkaasi, Matteo Salvini, ayaa sharci ku aaddan xaddidda soo galootiga soo saaray dhawaantan.

Shan tii bilood ee ugu dambeysay, waxa yaraaday dadkii soo galootiga ah ee imanayay dalka Talyaaniga, kadib markii dowladda dalkaasi ay ka hor istaagtay tiro doonyo ah oo sidey tahriibayaal doonayay inay dalkaasi soo galaan. Doonyahaasi qaarkoood ayaa waxa qaabilay dalalka Spain iyo Malta.

Sharcigan cusub ayaa soo galootigii hore u joogay Talyaaniga iyo midka cusub ee imanayaba si isku mid ah u saameynaya, Balse waxa la hakin karaa kaliya marka uu baarlamaanka dalkaasi uu diido, kaas oo heysta illaa iyo horraanta bisha Diseembar.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top