Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo Gaadiid Raashin Ah U Diray Dadkii Ku Barakacay Dagaalka Dhumey Ee Keenfurta Gobolka Sool.

focus

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo Gaadiid Raashin Ah U Diray Dadkii Ku Barakacay Dagaalka Dhumey Ee Keenfurta Gobolka Sool.

(SLT-Laascaanood)-Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar Cagjar ayaa gargaar raashin u soo diray beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.


Mustafe Cumar Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa gaadiid sida gargaar raashin ah u diray dadkii ku barakacay dagaalka Dhumey ka dhacay ee keenfurta Gobolka Sool.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top