focus Maamulihii Madaarka Hargeysa Oo Xilka Laga Qaadey Iyo Masuul Cusub Oo Loo Magacaabay ByWariye Published on November 4, 2018 Share Tweet (SLT-Hargeysa)-Mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland Duuliye Sare Cabdi Maxamed Rodal ayaa waxaa uu iminka wareegto uu soo saarey xilkii kaga qaadey maamulihii madaarka Hargeysa Md Maxamed Yuusuf Ismaaciil. Maareeye Rodal ayaa waxaa uu u magacaabey maamulaha cusub ee madaarka Hargeysa Maxamed Xussen Jaamac Ubaxle , waxaana uu hore masuulkani u ahaa maamule ku xigeenkii Madaarka Hargeysa. Continue Reading Advertisement You may also like... Related Topics: