Connect with us

somalilandtoday.com

Qaybo Kamid Ah Ciidamaddii Puntland Ee Aaga Tukaraq Oo Mushahar La’aan Ka Gadooday+SAWIRRO

focus

Qaybo Kamid Ah Ciidamaddii Puntland Ee Aaga Tukaraq Oo Mushahar La’aan Ka Gadooday+SAWIRRO

(SLT-Garoowe)Ciidamadaan Gadoodsan ayaa waxa ay ahaayeen kuwa difaaca uga jiray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,halkaas oo ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland.

Ciidamadaas ayaa sida aan Wararka ay helayso  Shabakada Somalilandtoday  waxa ay sheegayaan in ay ka cabanayaan mushaar la’aan,sila markaana ay Manta la wareegeen Garoonka Diyaaradaha Magalada Garoowe ee Gen,Maxamed Abshir.

Ciidamadaas ayaa waxaa Kornayl Magaciisa lagu sheegay Sumaysane,kaas oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada Puntland ee ku sugan aaga Tukaraq.

Talaabadan ayaa ciidamadu kula wareegeen Garoonka diyaaradaha Garoowe ayaa ku soo beegmaysa xilli Magalada Garoowe uu ku sugan yahay ergayga gaarka ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top