Connect with us

somalilandtoday.com

kaftanka maanta , maanta oo Ciro madaxwayne yahay…W/Q Axmednur Guruje

Articles

kaftanka maanta , maanta oo Ciro madaxwayne yahay…W/Q Axmednur Guruje

kaftanka maanta , maanta oo Ciro madaxwayne yahay ,, .
Haddii 13 November tii kal horre doorashaddii dhacday cirro in uu guulaystay laggu dhawaaqi lahaa , maanta Somaliland haday shilin tahay, shilinkaasina yahay mid u yaala durka , dhinaca kale ee daabaca ayuu u ooli lahaa , wax walibana sidan si ka fiican bay ahaan lahaayeen


Habar awal maraqa iyo rootiga awalba isugu

jirey ayuunbay qaxar la aan iska wadan lahaayeen, habarjeclo na madaxwaynihii horre iyo waayihiisii kumay muransanaateene , siddii cigaal ayuun bay dadka kale amaantiisa u dayn lahaayeen, garaxjisna dhirtiisa ayuu hawlyaraan iska hadhsan lahaa, dhulbaante na hargaysa ayuu ka wada hoobalayn lahaa, gadabirsi kursiguu hàabhaaban lahaa, arabna habeenada ayuunbu tirsan lahaa , Somaliland hoyga qosolka iyo qaraaxaday noqon lahayd .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top