Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidamo Gadoodsan Oo Ka Cabanaya Mushaar La’aan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Garowe

focus

Ciidamo Gadoodsan Oo Ka Cabanaya Mushaar La’aan Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Garowe

(SLT-Garoowe)-Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen garoonka diyaaradaha Jen. Maxamed Abshir.

Sida wararku sheegayaan Ciidamadan ayaa ka cabanaya mushaar la’aan, waxaana ay la wareegeen qeybo ka mid ah waddooyinka looga galo garoonka diyaaradaha.

Wararka ayaa sheegaya in Saraakiil ka tirsan kuwa Madaxtooyada ay dadaal ugu jiraan xalinta tabashada ay qabaan ciidamada ee mushaar la’aanta.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top