Connect with us

somalilandtoday.com

7 Qodob oo laga sugayo Dawlada

Articles

7 Qodob oo laga sugayo Dawlada

Sidaan Wada Ognahay Waxaa Dawlada Somalia Iyadaa Ka Masuul ah Ilaalinta Amaanka iyo Hormarinta Kabayasha Dawladnimo.
Hadaba Si loo Helo Dawlad Dadku Uriyaqaan Waa in shacbigu Isgarbtagaan Dawladooda ,Dawladuna Waa in ay iyadna Hirgalisaa Barnaamujyo Wax ku Ool ah oo U riyaaqaan Bulshadu.

Hadaba Halkan Kan Waxaan Ku Xusi Lahaa 7 Qodob oo Muhiim U ah Dawlada Iyo Dadkaba .
1- Qorshaynta Iyo Nidaaminta Hanaanka Dawladnimo iyo Hirgalinta Barnaamujyo Horumarineed.
2-Hirgalinta Mashaariico taasoo Laga Fulinaayo Gobolada Dalka somali odhan.
3-Shaqaalaysinta 3Kun oo Arday oo Heer jamacdeed ah lagun Tababaro Ka Hortaga Argagaxisada iyo Babaadinta Shacbiga .
4- In Dawlada iyo Xildhibaanada iyo Maamul Gobolada in

ay ka shaqeeyaan Horumarka Dalka iyo nabada iyo Cadaalada.
5- Tashi Joogta ah lal yeesho Bulshada Qaybaheeda kala duwan .
6-Ilaalinta Xidhiidhka Bulshada Caalmka.
7-Si Baladhinta Barnaamujka isxilqaam oo Gobolaada Dalka Somalia oodhan

Hadaba Hadii la Rabo Midnimada Iyo Wada jirka Somalia Waa in laga Shaqeeyaa Waxkastoo Horumar u ah Umada Somaliyeed.
Dawladana Waxaa lagudboon Tashi joogta ah iyo In ay usinaato dadka.

Aqoonyahan
Rajab Ismail Salah
Rajab03@Hotmail.com
00252-63441689

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top