Connect with us

somalilandtoday.com

Saddexda Xisbi Haddii Mid Ka Mid Ahi Waasho Ama Ay Waddda Waashaan,Maxaa Laga Yeelayaa Ama Dawalddu Yeellaysaa?

Articles

Saddexda Xisbi Haddii Mid Ka Mid Ahi Waasho Ama Ay Waddda Waashaan,Maxaa Laga Yeelayaa Ama Dawalddu Yeellaysaa?

olloo qaran dad badan baa waxay soo jeediyeen dastuurka hala furo qoddabada iimuuqdda ee dastuurka ku dhiman waxaa ka mid ah awooddiii xisbiyaadda lagu qaban lahaa, xisbiyadda haddiii xisbigu uu xadka ka baxo maxaa laga yeelayaa yaase qabanaya?

Dastuurka Jamhuuritadda somaliland waxaa ku qoran dalku inuu yeesho saddex xisbi qaran_?

waxaa loo baahan yahay qodob kale oo ah haddii xisbiyaddu ama xisbi ka mid ahi lumiyo xisbinimaddiisaa sidee baa xasaanadda xisbinmo looga qaaddi karaa ama yaaka qaadinkara?

tusaalle madaxwaunaha iyo madaxwayne ku xigeenka xilkaa waa laga qaadi karaa cidda ka qadaysaana dastuurka waay ku qorantahay

kolka xisbiganoow yaa qaabanaaye haddii

ay xumadddo_?

by Cabdikariim Cali Ayaanle (cabdikariimboqore)

buraolove@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top