Connect with us

somalilandtoday.com

“Cunaqabatayn Ayaan Kusoo Roggeynaa Dadkii Ka Dambeeyay Dilka Khaashogji” Dawladda Faransiiska

focus

“Cunaqabatayn Ayaan Kusoo Roggeynaa Dadkii Ka Dambeeyay Dilka Khaashogji” Dawladda Faransiiska

(SLT-Paris)-Faransiiska wuxuu sheegay in Sucuudiga uusan raadinaynin dadkii mas’uulka ka ahaa dilka weriye Jamaal Khaashogji.

Wasiirka arrimaha dibadda Faransiiska,Jean-Yves Le Drian wuxuu sheegay in caddeymaha ku saabsan dilka weriyaha laga doonayo Sucuudiga inuu soo bandhigo.

Wuxuu sheegay Faransiiska wuxuu cunaqabatayn kusoo rogi doonaa dadka ka dambeeyay dilka Khaashogji.

Dacwad oogaha guud ee Sucuudiga ayaa ku sugan qunsuliyadda Istanbul halkaas uu wadahadallo kula qaadanayo mas’uuliyiinta Turkiga. Waxaa lagu soo warramaya in uu diiradda saarayo waxa saraakiisha Turkiga ay ka ogyihiin dhacdada lagu dilay Khaashogji.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top