Connect with us

somalilandtoday.com

“Xirsi Buuggiisa Siilaanyo Kumuu Maagin Ee Wuu Ku Ammaanay, Waxaanu Tilmaamay Inuu Aha Nin Kursiga Aan Ku Dhaganayn Sida Madaxda Qaar “Sheekh Cabdillaahi Baashe

advertise

“Xirsi Buuggiisa Siilaanyo Kumuu Maagin Ee Wuu Ku Ammaanay, Waxaanu Tilmaamay Inuu Aha Nin Kursiga Aan Ku Dhaganayn Sida Madaxda Qaar “Sheekh Cabdillaahi Baashe

(SLT-Hargaysa) Sheekh Cabdillaahi Baashe oo kamid ah culimada caanka ah ee Somaliland ayaa ka dareen celiyay Buggii uu soo saaray Xirsi Cali Xaji Xasan, gaar ahaan nuqul muran badan dhaliyay oo bulshadu siyaabo kala duwan uga faloodeen. Qoraalka Sheekh Cabdillaahi Baashe ayaa u dhignaa sidan .

……………………….Wuxuu yidhi ………………………..

Qodobka dooda badan dhaliyay ee buugga Xirsi waxaan ka idhi:

oo horta haddii madaxwayne axmed siilaanyo ay jirto inuu caafimaadkiisa ka webiyay, dabadeedna uu goostay inuu is casilo oo ammaanadii ummadda dib ugu soo celiyo

Taasi ma ceebaa mise waa ammaan?
Xirsi Madaxwaynaha miyuu caayay mise wuu ammaanay?

miyaanay tilmaan u ahayn in madaxwayne xaaji Axmed siilaanyo uu ahaa:

1. nin kursi jacayl badani aanu hayn, oo ka duwanaa madax badan oo afrikaan ah, kuwaas oo maydkooda laga soo dul qaaday kursiga iyaga oo ku dhegan.

2. nin mas,uuliyadda iyo xilka ummadda dareemaya oo ay culays ku hayso

3.Bootalfiiqaha Aljeeriya iyada oo kursiga curyaamada lagu riixayo ayuu mar sedexaad iyo afraad isu soo sharxay jagada madaxwaynanimo.

Alle ha ciseeyo Axmed siilaanyo oday qiimo leh ayuu ahaa hadda iyo horeba.

Sheekh Cabdillaahi Baashe

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top