Connect with us

somalilandtoday.com

Ganacsade Maxamed Aw Siciid Iyo Jaamac SHABEEL Oo Hargaysa Ku Kulmay

focus

Ganacsade Maxamed Aw Siciid Iyo Jaamac SHABEEL Oo Hargaysa Ku Kulmay

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyihii golaha dhexe xisbiga ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil (Shabeel) , ayaa saaka kula kulmay magaalada Hargeysa ganacsade Aw Siciid Geedi.

Sawirka, ayaa muujinaya labada nin oo dhoola cadeynaya, laakiin ma jirto faahfaahin la xidhiidha ujeedada kulankooda oo si aad loogu baahiyey baraha xidhiidhka bulshada. Dhinaca kalena Jaamac Shabeel iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa khilaaf soo kala dhexgalay mudooyinkii u danbeeyay kaas oo aan la ogayn halku ku dhammaaday.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top